Wasiir Beyle oo si adag uga hadlay lacagtii dhawaan lagu qabtay garoonka Aadan Cadde

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo Wareysi siiyay Idaacada VOA ayaa ka hadlay lacagtii Imaaraadka laga keenay ee dhawaan lagu qabtay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Waxa uu sheegay Wasiirka Maaliyada lacagta lagu qabtay garoonka Aadan Cadde ay aheyd lacag aad u badan oo ay garan waayeen halka ay ku socotay … Continue reading Wasiir Beyle oo si adag uga hadlay lacagtii dhawaan lagu qabtay garoonka Aadan Cadde